MARTIKHAAD GUDDOOMIYE KU XIGEENKA GUDDIGA MAALIYADA AQALKA SARE
Jaaliyada Dooy Foundation waxay kuugu casuumeysaa kulan martiqaad ah oo ka dhici doono magaalada Den Haag maalinta sabtida ah ee bishu ay tahay 23 december 2023 saacadu marka ay tahay 18:00 uur maqribnim goobta waa Speelzijde 8, 2543 XZ Den Haag
Waxaan kugu martikhaadeynaa in aad nagala soo qayb-gashid kulan wada hadal ah (dialogue) oo ka kooban kala warqaadasho.
The key note speaker

Senator Ibrahim Awgaab Osman
Senator Ibrahim Awgaab Osman waxa uu ka mid yahay Senatorada aqalka Sare ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ahna guddoomiye ku xigeenka guddiga maaliyada aqalka sare waqtigan xaadirka ahna ahna ka mid ahaa guddiga deen cafinta ka dhaceyey New York . Waxa uu safka hore kaga jiraa indheergaradka xogogaalka ah ee in la dhageysto mudan.
Wixii faahfaahin gaar ah waxaad kala soo xiriirtaa: Ahmed Abdulwahab 0641824602












